12 wado oo lagu ogaankaro qofku in uu qof jecelyahay

12- in qofku uu kugaaro sheeko xilli dambe isagoo la sheekaynaya qofkiisa.

11- marka uu lasocdo qofkaas in ay isla keeni waayaan socodka iyago kala xishoonaya.

10- in xaaladda qofku caadi ahayn firfircoonidana ay kamaqantahay marka safar uu u baxo qofkaasi.

9- in uu dhoola cadeeyo marka uu maqlo codka qofkaas.

8- marka uu arko qofkaas in uu kumaqnaado isago oon warkahayn dadka agagaarkiisa jooga.

6- in ay maskaxdiisa kusoo dhacdo wax badan.

5- marka uu fiiriyo in uu dhoola cadeeyo.

4- waxa uu u xiseeya aragtida qofkaas si aad ah.

3- intii aad qoraalkan akhrinaysay qof ayaa maskaxdaada kusoo dhacayey.

2- intii aad kafakareysay qofka maskaxdaada kusoo dhacayey lambar 7 ma aadan soo akhrin.

1- hadaba waad hubisay ayaan filayaa wuuna kamaqanyahay qoraalka, hadana adiga ayaa isku qoslay oo isla yaaban waayo qofka maskaxdaada kusoo dhacayey ayaad jeceshahay.